Xabsiga dhexe Muqdisho Oo laga hirgeliyey Xarun Xirfadaha lagu barto.

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dhismo dayactir iyo qalabeyn lagu sameeyay kaas oo loogu talagalay in lagu tababaro maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe si kor loogu qaado xirfadahooda.

Arrintaan ayaa qeyb ka ah dadaallada Wasaaradda ee dib-u-habaynta nidaamka xabsiyada in maxaabiistaas lagu siiyo xirfado ay noloshooda dib ugu dhisan karaan marka ay xabsiga ka baxaan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here