Mashruuca Koronto gelinta Deegaanka Barwaaqo Oo looga hadlay Baydhabo

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan looga hadlaayey mashruuca koranta galinta Deegaanka Barwaaqo ayuu Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin Xafiiskiisa kula qaatey Madax ka socotey Hey’ada mercy crop iyo Madaxda Shirkada Korantada BECO.

Kulankan Ayaa waxaa looga hadlayey Xooginta iyo dardargalinta Mashruuca Koronto u galinta Deegaanka Barwaaqo ee Degmada Baydhabo kaasi oo horey ay ugu guuleystaye Shirkada korontada Baydhabo ee BECO

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here