Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Bardaale Ee Gobolka Bay ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayey u gurmashada dadka Barakaca ku ah Degmada ee u dhaxeeyay Maamulka Degmada iyo Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha Gargaarka iyo samafalka.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Gudoomiyaha degmada Bardaale oo ay wehlinayaan Gudoomiyaha Arimaha Bulshada, Xoghayaha Dowlada Hoosee ee Degmada Berdaale iyo Madaxa Barakacaayasha ee Degmada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday