Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Abdullahi Ali Watiin Ayaa kulan laqaatey Dhamaan Agaasimiyaasha waaxaha Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo,kaas oo looga hadley sidii wax looga bedali lahaa qaab dhismeedka waaxaxa Dowladda hoose .
Agaasimiyaasha Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo ayaa laga xog wareystey Howlaha shaqo ee Waaxaxahan iyo sidii Isbedel iyo Hormarin lagu sameyn Shaqooyinka islamarkaana la isku waafajin lahaa Nidaamka Cusub iyo shaqooyinka Dowlada Hoose ay Bulshada u qabato
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady