Bulshada Gaalkacyo Oo soo dhaweeyey hirgelinta Wadooyinka

0
20

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Gaalkacyo ayaa laga hirgeliyey Wadooyin Laami ah Biyo Mareeno iyo xal loo heley goobo Biyo farisan jireen xilliyada roobabka kuwaas oo caqabad weyn ku ahaa isu-socodka dadka & gadiidka.

Suuqa Xeero Dayax oo kamid ahaa meelaha biyuhu si xun ugu fariisan jireen roob kasta kadib, ayaa hadda wajahaya isbeddel muuqda kadib markii ay Dowladda Hoose ka hirgelisay wadooyin nadiif ah oo furan, taas oo sare u qaaday isu socodka dadka iyo ganacsiga.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here