Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Hirshabelle ayaa kulan looga hadlayay ka qeyb-galka Haweenka, Nabadda iyo Aminiga la qaadatay Ururka Haweenka Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Kulanka waxaan goob joog ahay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Hirshabelle Marwo, Wasiiru dowlaha Wasaaradda iyo qeybaha kala duwan ee Haweenka Degmada Warshekh si Haweenka ay qeyb uga noqdaan Nabada iyo Amniga dalka
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi