Howlgal lagu Xaqiijinayo Amniga oo laga sameeyey Baydhabo.

0
74

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Howlgal lagu xaqiijinaayey Arimaha Amaanka Magaalada ayaa waxaa Hay’adda Naba Sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ay ku sameeyeen Xaafadaha Qaar ee Gudaha Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay.

Waxaa Howlgalka intii uu socdey lagu soo Aruuriyey Dhalinyaro badan, kuwaas oo la isugu geeyay meel fagaaro ah ka dibna lafarey in Hay-adaha Amaanka kala shaqeeyaan Arimaha Amaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here