Diiwaan gelinta Cod bixiyaasha Doorashooyinka Oo ka bilaabatey Degmada Shangaani

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ka dib Markii uu Gudiga Madax Banaan Ee Doorashooyiinka Qaran ku dhawaaqey in dhawaan la bilaabi doono Diiwaan-gelinta dadweynaha ee doorashada golayaasha deegaanka ayaa si rasmi ah uga bilaabatay Gobolka Banaadir.

Degmada Shingaani oo Noqotey tii ugu horeysay ee laga bilaabo Diiwaan gelinta ayaa dadka safaf dhaadheer ugalay goobaha diiwaan-gelinta, iyaga oo muujinaya rabitaan xooggan oo ku aaddan inay codkooda dhiibtaan si ay u doortaan wakiillada matalaya, iyagoo Hadalkoodana ku muujiyey rabitaankoda

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here