Dhalinyaro Tababar ku saabsan Xirfadaha Gacanta loogu furey Muqdisho.

0
65

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo socon doona muddo labo isbuuca ah ayaa dhalinyarada gobolka lagu barayaa koorso la xiriira Farayaamada, waxaana gacan ka geystay maamulka gobolka Banaadir iyo cutubyo ka tirsan ciidamada Talyaaniga, waxaana ka faa’ideysanaya in ka badan 20 dhallinyaro ah oo ka kala socda degmooyinka gobolka Banaadir.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here