Deeq Lacag ah Oo lagu Wareejiyey Gudiga Dhismaha Buundooyinka Gobolka Gedo

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Munaasabadani oo aheyd mid looga Arinsanayey sidii dib looga dhisi lahaa Buundooyinka Gobolka Gedo ee Lagu qabtey Degmada Baardheere ayaa waxey deeq lacageed oo gaareysa ila iyo $300,000 Dolar Dahabshiil Group Ku wareejisey Gudiga Dhismaha Buundooyinka iyadoona ugu talagashey ka qeyb qaadashada Dib u dhiska Buundooyinka Gobolka Gedo.

Xaflada oo si heer sare loo soo Agaasimey waxaa ka qeyb galey islamarkaana ka mahad celiyey Deeqda lacageed ee ka timid Dahabshiil Group Maamulka Degmada Baardheere Odoyaasha Guddiga, Horomarinta, Gudigga Dib u dhiska Buundooyinka Gobolka Culimada Haweenka, Dhalinyarada, Ganacsatada iyo Waxgaradka Deegaanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here