Arday ku guuleysatay Tartan Qur’aan Oo fursado waxbarasho ka helay Jaamacadda Jubada Sare.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Qaar ka mid ah ardeyda dhigata jaamacada Upper Jubba ee magalada Baydhabo oo in mudo ah u socodey Tartan Qur.aan Akris aha ayaa waxaa u soo idlaadey tartankoodi ayigoona Maamulka jaamacada uu u balan qaadey ardeyda kiilamaha hore ka galey tartanka in ay fursada u heleen in mudo hal sana ah oo lacag la.aan ah in ay wax ka baran donaan Jaamacada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here