Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Waxaa xarunta qaran ee la-dagaalanka ayaxa ee magaalada Qardho ka furmay tababarro dhowr ah oo is xig xiga, kuwaas oo lagu baranayo cilmiga kala duwan ee la xiriira ayaxa, sida sahankiisa, maarayntiisa, isticmaalka sumaha iyo dayactirka qalabka lagu isticmaalo dagaalka lagula jiro ayaxa
Tababbarradan waxaa iska kaashanaya hay’adda la-dagaalanka ayaxa ee gobolka Geeska Afrika iyo xarunta qaran ee la-dagaalanka ayaxa ee Qardho.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi