Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul insaanka oo socon doono Mudo Sedex maalin ah ayaa waxaa Looga doodi doonaa sida loo ilaalin lahaa Xuquuqda dadka markii ugu horeysay lagu qabtey Magaalada Muqdisho horeyna loogu qaban djiey dalalka Caalamka maadama ay mudo ka jireen dhibaatooyin fara badan
Munaasabada Furitaanka Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul insaanka ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare ku xigeynka dalka dublumaasiyiin Aqoonyahano Ururuda u dooda Xuquul insaanka Haween dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady