Sare u kac ku yimid Qiimaha Doolarka Suuqyada Sarifka Baydhabo.

0
34

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Waxaa si weyn suuqyada sarifka ee Magaalada Baydhabo looga dareemeyaa sara u kaca ku yimid lacaga qalaad ee dolarka Markeynka maadaama uu Doolarka xooshka ah si aad ah uga yaraadey Magaalada, waxaana soo badaneyaa isticimaalka lacagta shilling soomaliga ah iyo sidoo kale EVCga Taasna saameyn kala duwan u yeelatey Ganacasatada Sarifliyaasha ee Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here