Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudiga isku xirka Arimaha Gargaarka Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ku Yeeshay kulan looga Hadlayey Arimaha Gargaarka.
Gudiga oo ka kooban Wasiiro iyo Gudoomiyaa ayaa Warbixin ku saabsan Arimaha Gargaarka iyo Roobabka ka dhagaystay Howlwadeenada Wasaaradda Gargaarka Dowladda Koonfur Galbeed.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani