Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Masuuliyiinta Dowlada Hoose ee Degmada Burco oo uu horkacayo Gudoomiye ku xigeenka Degmada Mudane Khaalid Xasan X.Diiriye iyo qaar kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanku kormeereen dhismayaasha ka socda Degmada Burco,waxaana intii uu socdey kormeerkani la kulmeen dhismayaal sharci daro ah kuwaas oo aan wax ogolaansho ah ka heysan DHB.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi