Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda arimaha gudaha faderaalka iyo dib U heeshinta dowlada Galmudug oo ay waheliyaan Wasiiro dowlaha wasaaradda iyo gudoomiyaha jamciyada Al-furqaan ayaa booqasho ku tagay dhismaha xarunta daarta Imaam Al-shaafici oo ka socda duleedka bari ee degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani