Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Guri ku yaala Xaafada Daarusalaam ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu ka kacey dab sababtey koronta kaasi oo geystey khasaaro hantiyadeed Maadama uu guriga oo ka koobnaa afar qol si wada jir ah u saameyey Dabka halkaasina ay ku gubteen dhamaan waxyaabihi ay ku dhaqan jireen qoyskaasi balse ay ka bad baadeen ayiga iyo caruurtooda.
Waxaana dabkaani oo in mudo ah qaatey damintiisa si wada jir ah uga qeyb qateen maamulka xaafadaha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada maadama aan magalada ka jirin adeeg dab damis ee gurmada u fidiya bulshada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir