Shir Looga Hadlay Dadaalada Xasilinta Dalka Oo Ka Furmey Baydhabo.

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Shir uga furmey Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dowlad Gobolleedyada iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Kaas oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta ee Koonfur Galbeed.

Shirkan ayaa waxaa qeyb ka ah wakiillo ka socda Wasaaradaha wada-shaqeynta ku leh Arrimaha xasillinta heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed, wakiillo ka socda xafiisyada u qaabilsan Arrimaha xasillinta, iyo xubno ka socday Gobolka Banaadir.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here