Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanada Caluula Gal Barwaaqo dabaqalooc qarsooni oo ka wada tirsan Gobolka Mudug ayaa waxaa ka jirta Xaalad Caafimaad oo aad u liidata ay wajahayaan Bulshada ku nool Tuulooyinkaas waxaa aad uga yar helitaanka Adeegyada Caafimaadka
Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa kormeer qiimeyn ah ku maaray deegaanadan iyo kuwa si u soo qiimeeyaan Xaaladaha Caafimaad ee Deeganadan iyo sidii baahiyaha Caafimaad wax loogu qaban lahaa.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi