Olalaha Qaran Diiwaan-gelinta codbixiyayaasha Oo Laga Dah-furey Muqdisho.

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa keensatay qalab ay sheegtay in lagu galayo doorashada soo socota, kaas oo lagu soo bandhigay Munaasabad uu Muqdisho ku qabtay Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka.

Guddoomiyaha guddiga Cabdikariin Axmed Xasan oo faah-faahin ka bixiyay qalabka ay keeneen ayaa sheegay in loo soo bandhigay dadka Soomaaliyeed, ururada syaasadda iyo saaxibada caalamka ah, si tijaabo loogu sameeyo, kahor doorashada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here