Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlada KGS Said Ahmed Ali ayaa kulan muhim ah la qaatay Madax sare oo ka socotay Hay’adda MSF-Somalia oo uu hogaaminayey Madax hay’adda ugu sareeya ee Bariga Africa Dr Abubakar.
Kulankan oo ahaa mid muhiim ah ayaa waxaa wasiirka ku weheliyay Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka DKGS , isku duwaha wasaaraddu Caafimaadka Gobolka baay iyo qaar kale oo ka tirsan Howlwadeenada Wasaaradda Caafimaadka.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi