Haween Daaweyn Bilaash ah Loogu saameyey Isbitaalka Bushra Magaalada Baydhabo.

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad Haween gaaraya Boqol ayaa waxaa Isbitaalka Bushra oo kamid ah kuwa gaarka ah ee ka shaqeeya Magalaada Baydhabo loogu sameeyay Baaritaano iyo daweeyn lacag la’aan ah.

Haweenkan oo cilado ka haystay dhanka dhalmada ayaa Fursad u helay Baaritaankan la xiriira waxaa keenay Haga dhalma la’aanta iyo sidii looga daaweeyn lahaa,taas oo alle hageesa ka ahaatey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here