Xarun loogu tala galay Horumarinta Bulshada Oo laga Dah-furey Degmada Baraawe

0
3

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ururka Chilani Development Organisation ee laga dahfurey Magaalada Baraawe ayaa ka shaqeyn doona Horumarinta Bulshada sida Waxbarashada Caafimaadka Wacyigelinta ka hortaga Cudarada Faafa isagooo wuxuu si gaar ah uga adeegi doonaan Bulshada danyarta ah gaar ahaan kuwa Barakacayaasha ah ee aan helin Karin adeegyada aas aasiga ah

Munaasabada dahfurka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxda Ururka Maamulka Degmada Baraawe iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada inta ay Munaasabada socotey ayaa halkaasi lagu soo Bandhigey waxyaabaha keeney in Ururkan la aasaaso iyo waxa uu Bulshada ku soo kordhin doono

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here