Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Marka lagaaro Xili Roobaadka waxaa inta badan xirmo wadooyinka maadama ay dhiiqo noqdaan qaarkoodna ay biyo Fariista taasina ay caqabad ku tahay Gaadiidleyda oo aysan marin wadooyinkaas kuwaas oo qaada Khudaarta kala duwan ee ka timaada Gobolka Shabeelaha Hoose oo ah Gobolka ugu badan ee ka soo go’da Khudaarta
Suuqyada Degmada Wanlaweyn ayaa waxaa laga dareemayaa Sare u kac ku timid Khudaarta Noocyadeeda kala duwan kadib Roobabkii ka da’ay Gobolka Shabeelaha Hoose ay saameyn ku yeelatey Gaadiidka waadooyinka oo dhiiqa noqdeen darteed islamarkaana ay yaartey Khudaartii imaan jirtey Suuqyada
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady