Magaalada Burco Oo laga bilaabay Tirikoobka Ciidanka Asluubta.

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si loo tayeeyo loona Horumariyo Qaab dhismaha Ciidanka Asluubta ayaa waxaa Magaalada Burco ee gobolka Togdheer laga daah-furey tira koobka iyo diiwaan galinta Ciidanka Asluubta ee Gobolka.

Madasha Daah-furka ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Taliyaha Qeybta Ciidanka Asluubta ee Gobolka Togdheer Gaashanle sare Jaamaca, Taliye ku xigeenka Qeybta Ciidanka Asluubta iyo Taliyaha Xabsiga Magaalada Burco.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here