Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda Aqoonsiga iyo diwaagelinta qaranka ee NIRA ayaa Waxey Magaala Madaxda SSC Khaatumo ee laascaanood ku qabtey Kulan Dadweyne oo looga arinsanaayey sara u qaadida wacigelinta dad Weynaha Magalada ee la xariira Aqoonsiga qaranka Iyo Shaqada Hay’adda NIRA
Waxaana goob joog ka ahaa kulanka Gudoomiyaha Magaalada Laascaanood, Xilidhibaano, wasiiro Agaasimiyaal Ganacasato Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir