Haween Gobalka Banaadir Oo Loo sameeyey Wacyigelinta Doorashooyinka tooska ah

0
4

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadda Wacyigelinta Haweenka ee ka qeyb-galka Doorashooyinka qof iyo cod ayaa lagu qabtey xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho Caasimada dalka

kulankaani oo hal ku dhig looga dhigey dooro halagu doortee iyo hooyooyinka codkoodu uu yahay mid aan sina looga maarmin ayaa waxaa soo qaban qaabiyey gudiga doorashooyinka qaranka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Gudoomiyaha ururka haweenka gobolka, qeybaha kala duwan ee haweenka degmooyinka gobolka banaadir iyo masuuliyiin kala duwan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here