Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bangiga Amal xaruntiisa buuhoodle ayaa dahfurey barbaamij ganacsatada yeryer loogu faaideynaayo kaasi oo aan wax faaiido ah dulsaarneyn
Maamulka Shirkada Amal ayaa sheegey in ujeedkooda uu yahay in loo hirgaliyo dhalinyarada fikradahooda looga maalgaliyo ganacsiyada ay doonayaan waxaana sidoo kale maamulka uu sheegey shuruudaha laga rabo qofka lacagta la siinaayo
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani