Dib u dayactir Lagu bilaabay Buundooyinka Degmada Baraawe.

0
74

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baraawe oo uu horkacayo Guddoomiyaha degmada, ahna Duqa magaalada, Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed, ayaa bilaabay dayactir iyo dib-u-habeyn ah lagu sameynayo Buundooyinka iyo biyo mareennada magaalada Baraawe Maadama la guda galey Xili Roobaadka Gu’ga iyadoo maamulka degmada uu doonayo in laga hortago fatahaado iyo in Magaalada Biyo degaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here