Bulshada Baydhabo Oo Looga Digay Qashinka Biya Mareenada Lagu shubo

0
94

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkaan Jaraa’id uu Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo faydhowrka ku qabtey Magaalada Baydhabo ayuu uga hadlay Arimaha Nadaafada iyo Caafimaadka ayaa Bulshada ku booriyey in ay ka feejignaadaan Roobabka dabeylaha wata oo saameyn ku yeelan karta islamarkaan laga shaqeeyo Nadaafada Wadooyinka inta Roobabka lagu gudo jiro

Dhanka kale Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo faydhowrka ku qabtey Magaalada Baydhabo ayaa Shacabka uga digey in marka Roobabku da;aan qashin iyo waxyaaba Nadaafada iyo Caafimaadka Bulshada wax u dhimi kara lagu soo shubo cidii sameysa ee lagu arkana talaaba laga qaadi doono

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here