Tartan aqooneed loo qabtay Ardeyda Iskuulka Daarul-kheyr Magaalada Baydhabo.

0
13

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Tartan Aqoontooda kor loogu qaadaayo Ardeyda Iskuulka Daarul-kheyr ee Baydhabo waxaana lagu loo qabtey fasalada Form 1 iyo 6-aad waxaana guusha raacdey fasalka Frm 1 Ardeyduna ay ahaayeen Kuwa ku dadaalayey sidii ay fasalkooda guusha u raaci laheyd.

Waxaana gaba gebada tartan aqooneedka ka soo qeyb galay GudigaIka Iskuulka Waalidiin Macalimiin Ardey iyo Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Baydhabo ee wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare KGS.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here