Olole Bilic soo Celin ah Oo laga sameeyey Xaafadaha Degmada Boosaaso

0
20

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ololahaana nadaafadeed ee laga fuliyey xaafada bandarqaasim ee Magaalada Boosaso ayaa ujeedadiisu tahay dib u soo Celinta Nadaafada iyo Bilicda Magaalada maadama uu bilowdey waqti robaadka Gogug Muhiimna ay tahay in la Nadiifiyo meel walba oo Qashin la dhigey

Waxaana oloaha nadaafadeed hor kaacayey Gudoomiyaha Xaafada Banderqaasim ee Magaalada Boosaaso Cabdimahad Maxamed Ismaaciil oo ay wehelineyaan qeybaha kala duwan ee bulshada iyagoo kaa shanaya shikada qaada Qashinka

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here