Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan ayaa looga hadlay Sidii xal loogu heli lahaa fudaydeeynta isu socodka suuqyada Dhagaysiga Caqabadaha Haysata Ganacsatada iyo sida loo xallin karo Hagaajinta busteejooyinka iyo Sidii loo hir-gelin lahaa Interlock la dhex mariyo Suuqyada Degmmada
Guddoomiyaha Degmada Guriceel Taliyaasha Booliska iyo Nabad Sugidda Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada, qaar ka mid ah Agaasimayaasha Degmada iyo Xubnaha guddiga joogtada ah ee golaha deegaanka ayaa Kulanka Wadatashiga ah Goobjoog ahaa
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady