Isbitaal Loogu tala galay Naafada Oo Laga dhagax dhigay Degmada Kaxda

0
62

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka ayaa loogu tala galay in uu adeego dadka baahiyaha gaarka qaba iyo Agoonta ayaa laga dhisayaa Degmada Kaxda Ee Gobolka Banaadir waxaana dhisaya Muwaadin u dhashay dalka Kuwait kaas oo ah baahi ay qabaan dadka Naafada oo aan awoodin in ay gaaraan Isbitaalada kale daruufaha ay la nool yihiin darteed.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here