Ardey dhameysatey Qurxinta Farta Carabiga Oo Xaflad Loogu qabtey Xagardheer

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) 50 Ardey oo iskugu jira kuwa bartey Xifdinta quraanka iyo farqurxinta carabiga ayaa munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinaayey loogu qabtey xeryaha qaxootiga ah ee xagardheere

Ardeydaan oo wax ka bartey madarasada Barashada quraanka kariimka ah iyo culuumta kale ee Nuurul-islaam ayaa xaflada qalanjabintooda Waxaa ka qeybgaley maclimiin waalidiin iyo marti sharaf kale

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here