Shir Looga hadlay daadejinta Adeegyada Bulshada Oo Ka dhacay Baydhabo.

0
17

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Shirkan ayaa Maalmaha uu socdo loogu hadli doonaa in la xoojiyo wada shaqaynta iyo is-dhexgalka ka dhexeeya Hay’adaha Dowlada iyo Bulshada, si looga jawaabo caqabadaha maaliyadeed Loona gudbiyo adeegyo dadweyne oo waara

Wasaaradaha Arrimaha iyo Maaliyada ayaa si wadajir ah u soo Agaasimey Shirka iyadoona ay ka qeyb galayaasha madax ka mid ah Labada Wasaaradood Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiyaal Degmo Iyo Bulshada Qeybaheeda Kala Duwan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here