Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Magaalada bosaaso ayaa waxaa laga daahfurey mashruuca iftiiminta iyo bilic soo celinta degmada oo ay ka faaideyteen ilaa iyo 10 wado Oo ka Mid ah wadooyinka halbowliyaasha u aha magalada si ay ila jaanqaado Caasimahada kale ee magalooyinka dalka.
Guddoomiyaha degmada Bosaaso Eng Abdifatah Mohamed Osman Shanle oo ay weheliyaan Xildhibaano ka tiran Gollaha deegaanka Madax ka socotay Shirkada Korontada Pepco iyo masuuliyiin kale ayaa Si toos ah u daahfuray mashruuca iftiiminta iyo bilic soo celinta degmada
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir