Hay,addaha Waxbarashada Oo Loogu baaqay Caawinta iskuul ay dhigtaan Ardey baahiya gaarka qaba.

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iskuulka Mustaqbal Integrated Acadamy oo ah iskuul ay wax ku bartaan Ardey Baahiyaha Gaarka ah qaba ayaa waxaa booqasho ku tagay Agaasimaha Waxda Waxbarashada Dowlada Xoose ee Degmada Baydhabo.

Agaasimaha Waxda Waxbarashada Degmada Oo dhawaan uu Magacaabey Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali watiin ayaa u kuurgalay Wax ka ogaanshaha Xaaladaha waxbarasho ee ka jira Iskuulka Mustqabal.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here