Carruur soo ritey Cudurka Shuban biyoodka Oo la jiifiyey Isbitaalka Gobolka Baay

0
55

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Marka lagaaro Xili Roobaadka inta badan ayaa waxaa ka dhasha Cuduro ay kamid yihiin Shuban Biyoodka iyo Duumada waxaana inta badan saameyn ku yeelata dadka ku nool dhulka Baadiyaha ah kuwaas oo aan wax faham ah ka heysanin halista Cudurka Shuban biyoodka Nadaafad daradana ku badan tahay

Isbitaalka Gobolka Baay ayaa waxaa la seexiyey tiro ka badan boqol qof Carruur u badan oo soo haleeley Xanuunka Shuban biyoodka tan iyo bishii marso inkastoo intooda badan ay reysteen Guriyoodana dib loogu celiyey kadib markii ay heleen daryeel Caafimaad.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here