Shirka isku xirka Hey’addaha Gargaarka Oo Ka Furmey Magaalada Gaalkacyo

0
59

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkaan oo ay soo Agaasintay Wasaarada Gargaarka iyo maareeynta masiibooyinka Maamulka Galmudug ayaa looga hadlayaa inta uu socdo sidii loo xoojin lahaa isku xirka wadashaqeynta hay’addaha iyo Arimaha maareeynta masiibooyinka Kaasoo lagu qabtay Magaalada Galkacyo

Inta uu socdo Shirkaan ayaa Waxaa Ka Qaybgalayaa saraakiil ka socata Hay’addaha gargaarka Maamulka Gobalka mudug iyo Maamulada Degmooyinka Galkacyo iyo Hobyo si wax badan loogu dhageysto ee ku aadan Xaaladaha Baani’aadanimo ee ka jirta deegaanadaas

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here