Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ololahaani Nadaafadeed oo uu ujeedkeedu ahaa dib u soo celinta Bilicda Xaafadaha Naas-hablood iyo Hodon Garoowe iyo Nadaafada Guud ayaa ahaa mid ay si iskaashi ah u sameynaayeen Bulshada labada Xaafadood iyadoona sidoo kale lagu dayaca tiraayey boodad u dhaxeysa xafadaahi oo si aad ah uga baahneyd dayacatir iyo nadaafad maadama ay bilowdey watiroobaadka guga.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir