Jaamacada Ganaane iyo Sombank Oo ku heshiiyey Horumarinta Waxbarashada

0
14

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo Markii ugu horeysey lagu qabtey Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay ayaa waxaa laga daah-furayey Tababarada iyo Xirfadaha Caalamiga ah oo ay iska kaashanayaan Som Bank iyo Jaamacadda Ganaany.

Daah-furka Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Koonfur galbeed, Agaasimaha Waxda Waxbarashada Degmada Baydhabo, Madax Som Bank iyo Jaamacadda Ganaany iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here