Haween Barakac ku ah Magaalada Baydhabo Oo Beero loo Maalgeliyay

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ka dib markii ay Beero yar yar Guriyahooda loogu maalgeliyay Lixdan iyo lix Haween ah oo ku nool Xeriyaha Barakac ee Duleedka Magaalada Baydhabo ayaa ku filnaadey Maareynta Nolosha qoyskooda.

Haweenkan ayaa waxaa dhowr Nooc oo Qudaar ah ay uga soo go’da beerahooda, iyagoo ka hela dhaqaalo fiican oo ay Qoysaskooda ka saartey Xaalad Adag oo dhanka Nolosha ah oo Mudo ay wajahayeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here