Bulshada Ceelberde Oo dalbadey Horumarinta Adeegyada Bulshada

0
20

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ka dib Markii dhawaan uu booqasho shaqo ku Gaarey degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga XFS Axmed Maxamed ayaa waxaa uu koormeer ku tagay Goobaha Danta Guud ee Degmada.

Goobaha muhiimka ah oo Wasiiru Dowlaha kormeerka ku tagay ayaa kamid ah Isbitaalka degmada Ceelbarde, Dugsiga hoose/dhexe ee Ugaas Khaliif, Dugsiga sare ee degmada, Xarunta bixinta baasaboorrada iyo Ceelka weyn ee Degmada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here