Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ciidanka ayaa ah ilaaliyaha iyo daryeelaha Bulshada waxay door wanaagsan ka qaataan badbaadada Shacabka, ka hortaga fal dembiyeedyada, la dagaalanka Maandooriyaha, dhaca, xalinta kiisaska sida maalin laha ah u imaada Xarumaha Booliska iyo kor u qaadista ilaalinta Shuruucda dalka iyo dhaqan gelintiisa
Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay oo dhawaan laga hirgeliyey Saldhig ay ka howl galayaan Ciidanka Booliska isagoo ka qeyb ah u adeegida Bulshada wuxuu Saldhiga Maalin walba yimaada dad kala duwan oo siyaaba kala duwan loogu adeegayo oo ay ugu horeyso kiisaska Bulshada ka dhax dhaca iyo xalintooda
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady