Olole Lagu Aruurinayo Canshuuraha Oo laga Bilaabey Gobolka Togdheer

0
76

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Hormarinta Maaliyada Xafiiskeeda Gobolka Togdheer ayaa daah furtay ololaha uruurinta cashuurihii horey ugu baaqday Gadiidka, Guryaha iyo Ganacsatada Gobolka Togdheer

Furitaanka Olahaan ayaa waxaa dahfurey Masuuliyiin ka tirsan Maamulka soomaaliland iyo Hogaanka Canshuuraha Gobolka Togdheer oo sheegey in ay dhawaan bilaaban doonto qaadista Anshuurta baaqatey

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here