Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ra’iisul Wasaaraha ku xigeenka dalka ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay mashruuca nadaaminta cunnada Soomaaliya oo Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlada Federalka Soomaaluya ay hirgelineyso.
Mashruucaan ayaa socon doona mudo labo sano ah waxaana iska kaashanaya Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlada Federalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobe si loo helo cuno dheeli tiran.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani