Kulan Looga hadlay Horumarinta Amniga Oo lagu qabtey Degmada Wadajir

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Wadajir ayaa kulan la qaatay saraakiisha laamaha Amniga kulanka ayaa looga hadlayay daradar gelinta Amniga Degmada iyagoona kulanka inta uu socdey loogu doodey in laga hortago waxyaabaha Amni daro keeni kara Degmada.

Maamulka Degmada Wadajir oo la hadlay Warbaahinta ayaa Ciidamada kala duwan ku Mahadceliyeen doorka ka qadanayaan Saraakiisha Shaqada ay u hayaan Shacabka ku dhaqan Degmada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here