Biyo dhaamin Loo Sameeyey Barakacayaal ku nool Baydhabo.

0
84

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Biyo dhamintaani ee loo sameeyey qaar ka mid ah bulshada danyarta ah ee ku jira kaamamka barakacaaysha duleedka Magalada baydhabo ayaa ahaa mid ay u qabeen baahiyo kala duwan maadama aan haysan goob ay biyaha ku keedsadaan kaamamakoodina aan ka dhowyn Ceel biyo ay ka dhaansadaan ayna biyaha ka helaan goobo ka fog ama ay lacaga ku gataan mooye.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here